17th July 2026  admin  Category :

Laasqoray,: Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dowladda Puntland, Mudane Maxamed Cabdulqaadir Saalax (Doonyaale) oo uu weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Md. Maxamed Siciid Black ayaa booqashadii ugu horreysay ku tagay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag tan iyo markii uu xilka qabtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*