26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo hadda ogaaday in wadooyinkii isku xiri jiray Hodan iyo Hawlwadaag ay xiran yihiin. La taliyasha madaxweyne Farmaajo intooda badani waxay ka soo jeedaan  Muqdisho , sidaas awgeed madaxweynihii Soomaaliya waxay ka dhigeen inuu yahay DuqaMuqdisho, isaguna waa u qaatay inuu Muqdisho qura ka taliyo. Waana sababta keentay in qoraaladiisa iyo khudbadihiisu ay wada noqdaan Xaafadaha Muqdisho. Gudoomiyihii Xafadaha Muqdisho Baalayaashii af qalaad ayeey ku qoreen, madaxweynhiina Twitter ayuu kula xiriirayaa bulshadii uu madaxweynaha u ahaa,  oo inooda badan haysan aaladda Internetka . Shacabkii la doonayey in loo digo ama wax la ogaysiiyo, waa ka dhego la’yihiin fariimahan ay madaxdoodu soo dirayaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*