26th April 2024  admin  Category :

Qeeyb ka mid ah Xidhibaanada Puntland ee heer Federaal ayaa soo gaaray magaalada Garoowe. Wafdigan oo ka soo kicitimay magaalada Muqdisho ayaa u yimid wada tashi ay la yeelan doonaan madaxda Maamulka Puntland.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*