12th May 2024  admin  Category :

Labo Cisho oo isku xigta haddii  uu madaxweyne Farmaajo uu  la kala kulmay ama ugu  baryo tegay inay ka ceshadaan wiilashooda   Sheekh Bashiir iyo Cabdi Qaasim waxa guulaystay Mooryaantii ay soo tababareen sida  Fiqi iyo Mahad Salaad.

Madaweyne Farmaajo waa gartay in Mahad Salaad, Cabdi Shakuur iyo Fiqi ay  ka soo jeedaan beesha Cabdi Qaasin iyo Sheekh Bashiir, laakiinse marka ay timaado saami qaybsiga Soomaalidu wax ku qaybsato  beesha uu magaceeda xilka ku hayo, waa Wadani aan qabyaalad aqoon. Waana Sababta Sool iyo Sanaag ugu jiraan cuna qabataynta halka SNM oo diidan midnimada Soomaaliya la naas nuujinayo oo xilalaka ugu sareeya loogu magcaabayo

Arintan horay ayaa  u sii saadaalinay iyo Filimka Kooxda Cabdi Qaasim u dhigayaan madaxweyne  Farmajo.

https://allsanaag.com/awoodii-madaxweyne-farmaajo-oo-la-wiiqay/

https://allsanaag.com/24807-2/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*