23rd October 2024  admin  Category :

Safarka Deni ee Muqdisho maaha safar shaqo iyo wada hadal lala gelayo Villa Wardhiigleey

Dawladda Puntland u jawaabtay

Wasiirka arrimaha gudaha dawladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad “Safarka madaxweynaha Puntland ee Muqdisho waxaan caddeynaynaa inuusan ahayn safar shaqo iyo wadahadal lala galayo DFS balse waa mid u gogol xaaraya gogasha fidsan Garoowe”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*