26th July 2024  admin  Category :

Bulshada Puntland, Qaramada midoobey iyo Midowga Yurub oo taageeray safarka uu madaxweyne Deni ku tegayo Muqdisho, oo ay ku dhuumaalaysanayaan madaxdii Qaranka Soomaaliyeed

Qaramada Midoobey ayaa ammaantay socdaalka la filayo in Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku tagayo Muqdisho, kuna faraxsan tahay wafdigii dowladda Federaalka ee ka qeyb galay shirka Wadatashiga Puntland inay soo dhoweeyaan arrintan, sidoo kalena ay sugayaan kulanka u dhexeeya Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Farmaajo si loo sii ambaqaado wada hadalada danaha guud.

Image may contain: text that says 'UNSOM UNSOM @UNSomalia @UN in #Somalia commends President Deni's intention to visit Mogadishu is pleased Fed. Gov.'s delegation to Puntland Con- sultative Conference welcomed this. We look forward to the meeting between President Deni & President Farmajo to advance dialogue in the national interests.'