7th September 2024  admin  Category :

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka ee ay ku badan yihiin Cadaanka xag jirka ah ee aan jeclayn dadka aan cadaan ahayn ee dhowaan ku guulystay Baarlamaanka Maraykanka, ayaa Gudomiyahooda Kevin McCarthy, wuxuu sheegay inuu xilka ay Ilhaan Cumar xubin ka hayso Baarlamaanka ee ah Guddiga arimaha dibadda inuu ka cayrinayo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*