29th March 2024  admin  Category :

Dekedda Qalalan ee beesha Isaaq ka dhisayaan Sool Ma Xero Qaad baa

Erayga Deked macnaha Soomaalidu u taqaanaa waa xeebta Badda oo ay ku soo xirtaan Maraakiibta iyo Doonyuhu. Luqadda Ingiriiska waa  is a place on the coast where ships, boats and barges can seek shelter from a stormy weather. PortPort is a location on the coast that can be used to load and unload cargo

Aduunka aynu ku noolnahay intaan Siyaasiyiinta Isaaq maalintii shalay ayna oran Deked qalalan ayaanu ka dhisaynaa gobolka Sool , waxa jiay buuro loo yaqaan Dry Harbour ama dekedda qalalan ee ku yaala Waqooyiga dalka Jamaica.

Isku socodka Beriga waxa la isticmaalaa Kaantarool, oo ah meesha lagu qaado Canshuurta. Maamulka Beesha Isaaq ee SNM dakhliga ugu badan ee ay helaan marka laga yimaado Qaaraanka ay reer galbeedka ka helaan waxa ku xiga Dekedda Berbera iyo Kaantaroolka Tog Wajaale oo badeecadda u socota dalka Itoobiya ay sii maraan.

Hadaba Akhristoow markaad Muuqaalka hoos daawatid Beesha Isaaq ma inay Dhulbahante Deked Qalalan u dhisaan baa Mise waa in ay Kaantaroolka Tog Wajaale Qalajiyaan maeka hie inta ayna gobolka Sool ka hegelin waxaan Caalamka intiisa kale laga aqoon

https://allsanaag.com/dawladnimada-snm/

https://allsanaag.com/snm-iyo-maakhir/

https://allsanaag.com/mashaariicdii-laasqoray-ee-somaliland/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*