26th April 2024  admin  Category :

Haddii aad horay siyaasitiinta Isaaq sida Waraabe, Gaal, Dheeg, Siilaanyo iyo Nac nac uga maqli jirtay ” Isaaq baa dawlad ahaa ka hor 1960, Reer Waqooyi baa afti laga qaaday sanadkii 1991 oo Boqolkii sagaashan iyo Todoba waxay isku raaceen oo u codeeyeen inay Soomaali inteeda kale ka go’aan.

Maanta waalidii hore mid ka daran ayeey la yimaadeen oo Waxay leeyihiin inaan Warsangeli dhulkooda qabsano waxa naga hor istaagan Warsangeli. Saleeaan Gaal , oo maanta maraya Da’dii uu Allah ha u naxariistee Cabdi Waraabe ka sheegay Warbaainta Aljazeera inay Soomaali iyagu ugu akaan jireen ayaa isaguna maanta hadalkaa yiri.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*