28th May 2022  admin  Category :

Kulanka u dhexeeyey guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland iyo waftiga uu horkacayey safiirka midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxaa diiradda lagu saarayey wadashaqaynta labada dhinac iyo sidii midowga Yurub guddiga uga gacan siin lahaa shaqadooda

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*