26th July 2024  admin  Category :

Waxaan idiin ku bushaaraynayaa in habeen walba aan  idiin sheegi doona inta Diyaaradood ee ina dulmartay maalintaas

Maamuklka SNM, oo markiisii horena waali lagu sameeyey, intuu jirayna waali ku shaqeenayey ayaa maantana sheegay Waali kale.

Maamulka Beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland , ayaa shacabkii ay beenta iyo waalida u sheegayeen Rubuc qarniga  waxay  maantana u raaciyeen  in    Diyaaraddaha Burco iyo Berbera inta u dhaxaysa dul  mara oo ah 140 km in habeen walba wararka fiidnimo ugu sheegi  doobaan. 140 km ayaa la doonayaa in caalamka loogu shaxaad tago waa haddi ay jirto diyaarad dul marta Burco iyo Berbera oo aan ka ahayn Jubba Air iyo Daalo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*