11th July 2026  admin  Category :

Waa diideen inay canbaareeyaan heshiiskii dalka lagu kala qaybinayey

Waa wada Isaaq inta meesha taagan iyo Guri magaca beesha isaaq lagu duqeeyey. Soomaali weligeed wax kuma qaybsan ama isuma dilin Jihooyin. Waxay ka been sheegeen oo ay qariyeen Halgankii Daraawiishta oo uu hogaaminayey Sayid Maxamed Cabdule Xasan. Waxayna si ulakac ah u soo hadal qaadin in Waqooyiga Soomaaliya ay ka jirtay dawlad madax banaan oo la yiraahdo Warsangeli Sultanate. Waxayna Xusin Xisbigii midnimo doonka ahaa ee USP ee lagu sameeyey gol Khaatumo. Waxa been ah in midnimada ka hor ay jirtay dawlad ka dhisan waqooyiga Soomaaliya.

Waxay diideen inay carabka ku dhuftaan inay taageeraan ama ka hor yimaadaan heshiiskii Ciro iyo Natanyahu ee Soomali laguu kala qaybinayey

Waxayna soo hadal qaadin in dawladihii ugu horeeyey ee Soomaaliya ay ka heleen raisul wasaare iyo wasiiro. Waxay qariyeen in horaantii kacaanka ay beesha Isaaq ahayd baalashii uu ku duulayey Kacaanku, ayna ka tirsanaayeen golihii sare ee Kacaanka.

Waxay qirteen arintii ay dafiri jireen ee ahayd Dabar qoynta beesha Daarood oo ay isla soo qaadeen Tuur iyo Caydiid.

https://allsanaag.com/qorshihii-dabar-goynta-daarood-2

Maxay beesha Isaaq ku doonayaan in Soomaali wax u qaybsato Waqooyi iyo Koonfur?

Ujeedada ugu weyn ee beesha isaaq ku doonayaan inay ku helaan dal ay gaar u leeyihiin waa inay ku dulmiyaan ama ku dhibaateeyaan beelaha kale la degan ee Soomaaliaya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*