17th July 2026  admin  Category :

Maalintii baroor diiqa qaran loo samaynayey kuwii dalka goynayey, maanta ayaa bulshada Soomaaliyeed loo diyaarinayey

Allah ha u wada naxariistee Intaas oo qof oo ka soo jeeda beesha Warsangeli oo hoos magacyadoodu ku qoran yihiin waxa xasuuqay jabhaddii SNM , markii uu Siilaanyo Gudoomiyaha ka ahaa. Markii uu dhintay isaga oo aan weli ka tanaasulin kala goyntii Soomaaliya ayaa baroor diiq qaran loogu sameeyey Caasimadda Soomaaliya ee muqdisho. Sababtuna waxay ahayd in la soo dhowaysto yo kuwa dalka kala goynaya lana fogeeyo kuwa midnimada raadinaya. Sidoo kale loo diyaariyo Soomaali inteeda kale maanta oo kale oo isaaqland ay dalalka qaarkood aqoonsadeen

SNM ATROCITIES IN SANAAG REGION OF NORTHERN SOMALIA

LIST A: Names of Civilians killed by SNM At Hingalool on July 1989

1. Mohamud Farah Weyne and his son, Bah Yabare

2. Ali Warsame Farah Ciroobe, Bihidoor

3. Calin Warsame Farah Ciroobe, Bihidoor

4. Sofi Ahmed Ali Dalab, Reer Salah

5. Faisal Said Ali Waraabe, Bihidoor

6. Ismail Diriye Hassan Bile, Bihidoor

7. Basra Mohamed Askar, Bihidoor

8. Halimo Muse Ali Carre, Bihidoor

9. Abdirahman Said Burale(askari),Reer Salah

10. Abdullahi Haji Jama ( gadhweyso), Adan Yaqoob

11. Ahmed Jama Ali Shire, Bihidoor

12. Ahmed Mohamud Hassan ( Xumaan), Reer Salah

13. Yusuf Jama Ali Koor,

14. Yusuf Lula, Reer Salah

15. Ismail Jama, Adan Yaqoob

16. Hawo Hersi Farah, Bah Majeerteyn

17. Diriye Farah Dirir, Ogayslabe

18. Shire Jama daad, Warlabe,

19. Abdi Said Warsame( gurage), Reer Haji

20. Abdullahi Musa Ciise

21. A. Abdullahi M. Hirad

22. Hawa Ali Jama

23. Mahamed Warsame Qalabi

24. Haji Mohamud Farah

25. Ahmed Yusuf Hassan

26. Mahamed S. Habalaq

27. Said Mohamud Hassan

LIST B: Names of civilians Killed In CARMALE By SNM on February 1991

1. Abdi Warsame Hagar

2. Ahmed Warsame Hagar

3. Mohamed Hassan Adan

4. Ceegar warsame Hagar

5. Ahmed Hassan Adan

6. Osman Mohamud Afdhal

7. Abdullahi Hassan Ali

8. Ahmed Salah Hagar

9. Amina Ali Geldoon

10. Ahmed Abdi Shire

11. Ali Mohamed Ali, 2 year old child

12. Ahmed Jama Faruur

13. Osman Ali Kanje

14. Ali Mohamed Haji Mohamud

15. Adan Said Toohyare

16. Abdi Ibrahim Ceegag

17. Fandhe Farah Duale

18. Said Hassan Bulqas

LIST C: Names of Civilians Killed at DAMALA HAGARE By SNM on February 1991

1.Farah Haji Abdi

2. Abdi Adan Jama Fadal

3. Ali Adan Jama Fadal

4. Mohamud Ahmed Farah

5. Hassan Ahmed Omar

6. Omar Ali Abdi

7. Mohamed Farah Weyne

8. Amir Haji Dirir

9. Mohamud Hassan Ciiro

LIST D: Names of the civilians butchered By SNM at Ceel Buh on February 1991

  1. Mohamed Abdalla Ali
  2. Musa Ali Tirik
  3. Abdullahi Ciisa Hassan
  4. Ali Mohamed Yusuf
  5. Abdi Mahamud Gaafaadhe
  6. Ali Osman Salah
  7. Osman Salah Farah
  8. Abshir Haji Ashuur
  9. Hassan Haji Isse
  10. Mohamed Isse Anshah
  11. Anjeeh Hidig
  12. Abdullahi J. Mohamud
  13. Said Musa Mohamed
  14. Mahamud M. Adan Gas
  15. Ahmed Yusuf Fadhfadh
  16. . Abdirasak Farah Dhiil
  17. Ibrahim Said Toohyare
  18. Mohamed Mohamud Jibril Ali

LIST E: Names of some of the civilians killed by SNM at Hadaaftimo Town on March 1991

1.Chief Mohamed Omar Arap

2. Ali Shire Dhuub

3. Mahamed Hassan Salad

4. Chief Mahamed Hassan Salah

5. Chief Musa Nuh Ahmed

6. Jama Ismail Tuke

7. Mohamud Said Noor

8. Daar Qoodar Mahamed

9. Ali Arale Guulwade

10. Ahmed Mohamud Shirbayye

11. Bakayle Mohamud Gaafaadhi

12. Ali Mahamed J. Aafi

13. Ali M. Timajilic

14. Abdi Mohamud Abdi Gaafaadhi

15. Hadhiwa Osman Yusuf

16. Musa A. Bahdoon

17. Ahmed Osman Mahamed

18. Abdillahi Mohamed Abdalla Dabshid

19. Soobe Hassan Salad

20. Abdillahi Nur Jibril

21. Abdillahi Ahmed Muse

22. Hassan Said Qaaje

23. Mohamed Yassin Farah Arab

24. Ina Adan Dheere, 12 year old

25. Mohamed Aki Daar

26. Ali Jama Guxrey

LIST F: Names of civilians killed by SNM at DAMALA Hagare on May 1991

Mohamed Adan Samakab, Bihidoor

2. Jama Hassan Nur, Bihidoor

3. Jama Mohamed Salah Egal, Bihidoor

4. Yassin Warsame Ali Shire, Bihidoor

5. Abdi Ali Jama Osman, Bihidoor

6. Ali Mohamed Hassan Shide, Bihidoor

7. Ahmed Jama Qodah, Bihidoor

8. Abdullahi Mohamed Hirad, Bihidoor

9. Iman Mohamed Farah, Bihidoor

10. Said Ahmed Mohamed Abdalle, Bihidoor

11. Omar Abdi Warsame Ali, Bihidoor

12. Mohamud Warsame Ali, Bihidoor

13. Mohamed Salad Warsame Ali Gaban, Bihidoor

14. Abdi Farah Dariqo, Reer Salah

15. Mohamud Mohamed Guled, Reer Salah

16. Musa Ali Abokor, Reer Salah

17. Ahmed Musa Duale, Reer Salah

18. Said Farah Guled, Reer Salah

19. Ahmed Warsame Shirdon, Reer Salah

20. Osman Mohamed Jama Salah, Reer Salah

21. Abdullahi Ismail Ali Gurey, Reer Salah

22. Ali Abdi Ahmed Tuuryare, Reer Salah

23. Jama Hersi Dhunkal, Warlabe

24. Osman Mire Jama Gesod, Warlabe

25. Said Farah Omar, Reer Haji

26. Abdi Farah Weyne, Bah Yabare

27. Awad Muse Egal, Reer Muhumud

28. Xasan Cawed Faarax Wayne 3 sano jir ah, Bahyabare
Maryan Cawed Faarax oo shan jir ahayd
Iyo hooyadood Amina Caydiid Maxamed

LIST G: Names of Those Sustaining Serious Injuries At Damala Hagar on May 1991

1Mohamud Boqole, Bihidoor

2. Ahmed Mohamud Farah Said, Bihidoor

3. Hassan Ahmed Mohamed Muse, Bihidoor

4. Ali Muse Ali Arre, Bihidoor

5. Osman Said Nur, Bihidoor

6. Abdi Farah Warsame, Bihidoor

7. Mohamed Hassan Deal, Bihidoor

8. Amin Farah Ahmed ,Bihidoor

9. Warsame Ali Ibrahim, Bihidoor

10. Said Abdullahi Ali Jarafle, Bihidoor

11. Bashir Jama Nur, Reer Salah

12. Abdi Muse Mohamed, Reer Salah

13. Ali Ahmed Ali, Reer Salah

14. Said Warsame Ismail, Reer Salah

15. Ali Mohamed Farah Matan, Reer Salah

16. Sadiq Mohamed Abdullahi Mohamud, Reer Haji

17. Abdi Said Yusuf Shide, Jibril Said

Allah ui naxariistee dhamaantood dadkii Isir nacaybka ay jabhadda SNM, eeMuuse Biixi madaxda ka ahaa ku xasuuqeen waxa ku soo kordhay Beesha Garaad Cumar:

Siciid Ibraahim Jaamac (Siciid Mufman ) C/qaadir Max’ud Khuurshe ( ilka case) Cabdi Khuurshe Samatar ( Cabdi Xabeeb ), Beesha Reer Xaaji

Xabeeb Cali Geele

Siciid xingalool

Cabdi Xaneeb, Allah ha u naxaeiistee Reer Burco ayuu ahaa, gabadhna wa ka qabay caruur u dhashay markaas , Inta SNM ay qabteen ayaa gaarigii u watay shukaantiisa ku xireen oo dab qabadsiisiiyeen hadalkiisii ugu danbeeyey uu yitaahdo wuxu ahaa ” i bad baadiya aan caruurra korsadee”. Xabeeb wuxuu ka soo jeeday beeesha Garaad Cumar, Warsangeli,
Allah ha u naxariistee Xabeeb Cali Geele, isaga oo aan indhaha laga xirin ayaa isaga oo nool inta derbi SNM ku xireen toogteen. wuxuu ka soo jreeday beesha Reer Xaaji, Warsangeli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*