16th May 2024  admin  Category :

Shalay kii  dhiiga Soomaalida  daadinayey  ayaa maanta dhiig bixinayaa isaga oo la waardiyeenayo, oo aan maxkamada loo soo taagin danbiyaddii uu galay. Shalay dawladda Soomaaliyeed KII  lahaa ha la burburiyo, isaga oo magac qabiil ku hadlaya ayaa  maantana dawladdii uu lahaa ha la buburiyo ay  talo waydiisanaysa. Bulshada Soomaaliyeed iyo reer Muqdishoba Allah   ha badbaadiyo Tuug ayaa u tashatay

Sawirka Dal Walba dadkisa dhisa.

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*