24th December 2024 admin Category :
Shalay kii dhiiga Soomaalida daadinayey ayaa maanta dhiig bixinayaa isaga oo la waardiyeenayo, oo aan maxkamada loo soo taagin danbiyaddii uu galay. Shalay dawladda Soomaaliyeed KII lahaa ha la burburiyo, isaga oo magac qabiil ku hadlaya ayaa maantana dawladdii uu lahaa ha la buburiyo ay talo waydiisanaysa. Bulshada Soomaaliyeed iyo reer Muqdishoba Allah ha badbaadiyo Tuug ayaa u tashatay