26th July 2024  admin  Category :

Maamul goboleedka Hargeeysa ee Soomaaliya ayaa qabyaalad cad iskula soo baxay. Muuse Biixi oo hoggaamiya maamulkaas ayaa sheegay in la isugu tagay oo ay isugu taggeen labba nin oo isku beel ah oo kalla ah Faysal Waraabe iyo Cirro, isaguna waxa uu la soo baxay kaarka reerkiisa ee Habar Awal. Hadaba, dawladda federaalka ee Soomaaliya ayeey tahay in arrintaas ay wax ka qabato si aan dagaal qabiil meeshaas uga dhicin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*