26th April 2024  admin  Category :

Dr. Gaboose ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaaladda maanta uu marayo maamulka Hargeeysa, wuxuna sheegay in maamulka Hargeeysa uu  ganacta u galay koox siyaasiyiin ah kuwaas oo dadka kalla qeeybiyey.

Waxaa dhab ah, markii horeba siyaasiyiintii SNMta, ee ka hor yimid dawladdii Kacaanka, hadafkooda ugu weeyna in uu ahaa sidii ay u boobi lahaayeen hantida shacabka, fakirkoodana wellisigiis ma aheen ineey dadka wax u qabtaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*