
2nd April 2023 admin Category :
Beel weeynta reer ugaas ayaa keenay ciidamo ka qeeyb qaadan doona xoreeynta gobolka Sool. Goonigoostada duulaanka ku soo qaaday gobolka Sool ayaa la fillayaa in maalmaha inagu soo aadan looga saari doono dagaal, taas oo ah luqada kalliya oo ay garanayaan ama fahmayaan.
Allsanaag.com