6th February 2023  admin  Category :

Dawladda Soomaaliya oo ugu baaqday Soomaalida in M. Farmaajo laga taageero Clubhouse oo looga hiiliyo Mucaaradka

Afhayeenk Dawlada Soomaaliya ayaa Qoraal uu maanta soo dhigay ugu baaqay umadda Soomaaliyeed inay Madaxweyne Farmaajo ugu hiiliyaan aalad cusub ee Clubhouse ee ku soo biirtay Baraha Bulshada Sida Facebook, Amir Caamir IWM.

Aaladan cusub ee Baraha Bulshada ku soo biirtay ayaa waxa isticmaali kara oo qura qofka haysta telefoonka  iPhone oo ah telefoon aad qaaliu ah oo Soomaalida inteeda badani ayna awoodin. Laakiin afhayeenka iyo Farmaajo is tustay inay heli karaan

Soomaalida ay Farmaajo iyo Kooxdiisu ugu baaqeen inay Clubhouse ku soo biiraan iyaga oo wata  iPhone ayaa ah ah kuwo waqtiga la joogo la tacaalaya xanuunka Covid 19, abaaro, arrgagixsnimo iyo dagaale Sokeeye oo ahayd inay Villa Soomaaliya wax ka qabato, hase ahaatee ku guuldaraysteen si arimo noocan oo kale ugu mashquulsanaayeen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*