26th April 2024  admin  Category :

Qofkii ugu horeeyey ee Dumar ah kana soo jeeda Afrika ayaa loo magcaabay Agaasimaha Guud Ururka Ganacsiga Adduunka ee WTO

Xubnaha Ururka Ganacsiga Adduunka ee WTO, ayaa goor dhaweyd isku raacay in ay u magacaabaan, Ngozi Okonjo-Iweala, inay noqoto Agaasimaha Guud ee World Trade Organisation. Horey waxay u ahaan jirtay wasiirka maaliyadda ee Nigeria. Waxay noqoneysaa haweeneydii ugu horreysay iyo qofkii ugu horreeyay ee Afrikan ah ee madax u noqda WTO.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*