22nd December 2024 admin Category :
Xildhibaanada Hirshabeele oo ku doodaya in dawladda Federaalku ay Puntland siisay Lacag ka badan tan ay Hirshabeele siisay , waa Xildhibaanadii labo maalmood ka hor Xaafadaha Kulmis iyo Horseed ee degmada Jowhar ka kireeyey Ugaandhiis si ay maamulkooda u ilaaliyaan oo awoodi waayey inay maamulkooda Ciidamo amniga ilaaliya u sameeyaan.