8th September 2026  admin  Category :

60 sano ayaa reer galbeedku deeq iyo kaalmo siinyeen bulshadda Soomaaliyeed , mana jirin wax isku xiray saxan Bariis ah iyo calankooda loo ruxo sida hadda gumaysiga cusub ee Turkigu samaynayaan . Boqolaal kun oo Soomaaliya ayaa reer galbeedku albaabdooda u fureen si ugu noolaadaan iyaga oo xujo ku xirin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*