27th November 2024 admin Category :
Siyaasi ka mid ahaa Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa ka soo hor jeestay safiirkii horre ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya oo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ay u soo magacawday wadahadalka SNMta iyo Soomaaliya.
Beesha Isaaq ayaa wax ka tabaneeysa dawladdii horre ee Kacaanka, sidaa darteedna ay doonayaan ineey Soomaali inteeda kalle ka go’aan. Hase ahaatee, Sooomaali oo dhan ayaa ah mid iyadu is dishay oo ma ahan mid ku kooban hal beel.
Allsanaag.com