26th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo ayaa  sida  madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo la sheego inuu go’aamada uu gaato  intooda  badani ay  ku salaysan tahayu daawashada Talafishanka xag jirka ah ee Fox news,  ayaa hadda isaguna  go’aamada uu qaato intooda  badani waxay  ku salaysan tahay raali gelinta beelaha Muqdisho. Maalin walba Soomaaliya Asakar dan yar ah ayaa dhiigooda u daadinaysa ama u soo daadisey sidii dalka looga xorayn lahaa Alshabaab , waxaana u danbeeyey dilkii shalay ka dhacay  magaalada Boosaaso. Agoontii ay ka tageen ma kala mudna,! Haddii uu caan ahaa iyo haddii aan la aqoon wajigiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*