26th April 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, Ayaa caawa Badhtamaha Magaalada laascaanood, ku toogtay Mid kamid ah Wadayaasha Gadiidka Mooto Bajaajta,

Darawalka ay toogten Caawa Maleeshiyaadka SNM ayaa lagu magacaaba Cali Carab Sugule,

Dhaawaca Wiilkan Dhalinyarada ah ayaa lagu dadiibaya Hospitalka Manhal Laascaanood,

Maamulka SNM Ayaa magalaada Laascaanood Ku daadisay Maleeshiyaad aad u badan Tan wixii ka danbeeyay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Maxkamada Laascaanood,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*