26th July 2024  admin  Category :

Karaash oo safar shaqo ku tegay Qardho, ayaa hoygiisa ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo safar shaqo ku tegay Qardho, ayaa hoygiisa ku booqday Boqor Burhaan Boqor Muuse.

kulanka waxaa ka qeybgalay Xubno ka mid ah Wafdiga la socday Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo isna ka mid ah hoggaanka dhaqanka Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*