27th April 2024  admin  Category :

Teendhadu eed ma leh: Afar sano kadib iyo Afisyooni!

One thought on “Teendhadu eed ma leh: Afar sano kadib iyo Afisyooni!

  1. Jirac

    Walaalkay mohamed Abdulahi Farmajo intuu seexday oo raisul wasaare faan iyo faataadhugle ah dalka u magacaabay markuu soo toosana music u shiday oo lacagna QATAR ?? ka soo qaatay buu xilka rabaa inuu kula tartamo waxaan soo xusuustay nin oday ah oo subaxdii nagu soo jarmaadi jidhay si uu u hubiyo inaan Salaat subax u kacnay oo tukanay markaasuu odhan jiray walee Naaray ninkii u seexdaa sacii dibi dhalay ar yaaya KACA allow kuu naxariiso marka nin seexday sacii dibi dhal. Maanta waxaa la’ii sheegay $140 million dollars kii IMF deeq ahaan u siisay Somalia ?? one cent puntland ineyyan helin xataa BAYLE waxa uu sameynayo oo corruption ah kama warqabo Isaaq waa hore bay heleen umadaas Somali oo dhan waxay xasdayaan waa maanulkaas puntland oo madaxdoodu Somalia ?? Somalia ?? Somalia ?? Somalia ?? madax martay u fiirsada kan keh waan wixiisa banaankaas bay dhigayaan wax yaalaha iga yaabiya bay ka mid tahay “Puntland dowlad nimadii Somalia ?? ee Hawiye godka ku riday waxay ugu walqaleen Dibirgoynta Daarood god bay ka soo saartay bal eega yaabkan cid maamuusaysa arki maysid XOOSH JIBRIL dhibkii uu u maray in Somalia ?? DASTUUR YEELATO caafimaad kiisii buu ku ilaaway ilaahay ha u NAXARIISTO markii dowladnimadii godka ku dhacday ayaan oday weydiiyey maxaa ay waxaan ku dhaceen I’ll never forget wuxuu yiri idinku ka xisaabtama 2.7 million people lagu xasuuqay mogadisho iyo dadka guryaha lagu dhex aasay iyo LAFO DAAROOD iyo HALABJA OF SOMALIA ?? 1019 people died poisoned ? one day waxaas idinkay idin sugayaan inaad ka xisaabtantaan marka waxaas oo dhacdooyin waxaan u soo qaadanayaa Farmajo ma oga waa xaqiiqa weeye i don’t know meel uu jiray waxaan fahmi waayey ninkani see wax ka yihiin ileen ninku waa nin seexday oo markuu soo toosana music loo shiday maalin kasta wax iga yaabiya baan arkaa markaas iskula hadlaa miyuusan joogin wadanka miyuusan maqal ma oga miyaa distuurka ma akhrin miyaa see wax yihiin ma fiyowyahay maxaa si ah waxaas oo su’aalo ah baan isweydiiyey markaa waxaa ii soo baxday raisul wasaare faatudhugle ah iyo music ? waabaa ku baryey waxaan filayaa Anaku intaan qeylin karney waynu qayliney masiirka umada somaliyeed meel ha la saaro its never too late.

    Reply

Leave a Reply to Jirac Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*