26th April 2024  admin  Category :

Saraakiishii uu Farmaajo u soo tababaray SNM ayaa soo gaaray Hargaysa

2 thoughts on “SNM lagu soo tababaray Koonfurta Soomaaliya

  1. Jirac

    BISMILLAHI RAHMANI RAHIM TOLOW IMISA MASAAKIIN AH BAY MINO KU DILEEN WALEE MOGADISHU SIDAY HALIS U TAHAY MARKII LA’IIGA SHEEKEEYEY WAA NAXAY SNM DHINTA AY KU HAYAAN IS UNBELIEVABLE WAXAAN SII NAXAY MARKII LA’IGU YIDHI REER KAY KA DHALATAY BAA NAQAANAA GABADHII ISKU QARXISAY ABDI WELI GAAS XILIGII UU RAISUL WASAARAHA AHAA THEATRE KA BISMILLAHI RAHMANI RAHIM KHATARTA AY KU HAYAAN HOTELS KA AYEY DADKA KU SUMEEYAAN WAXAAS MARKAAD MAQASHO WAXAAD ISDHAHEYSAA WAR CARUURTAAN MAXAY KU AKHRIYEEN WAXANI NACEYB KA WEYNE MUXUU YAHAY ICTIRAAF LAGU RAADIN MAGAALO DHAN OO SOOMAALIYEED OO AAN LAGA XIGIN INEY U ARKAAN HADAY XASISHO INEYYAN ICTIRAAF HELEYN BISMILLAHI RAHMANI RAHIM SI FIICAN HADDAD U FIIRISO INAMAN WAAD KA DHEEHAN KADHAA INEY KU KOR MARSANYIHIIN BIL XAQIIQA DHIIG ISLAM WAY QABAAN KOLAY IYAKA WAA U MUJAAHIDIIN.

    Reply
  2. Ahmed Shiine

    Jinacow

    Bilaashbaad iskaga barooraneysaa. Wax inta la’iskaga kaa dhuro ayaad iska aqbaleysaa. Maxaad u maleyneysaa in uu Xaarmaajo u isticmaalo saraakiisha uu ka qortay, Dhulbahante, Warsangeli iyo Daaroodka kale iyo Raxanweynta ee faraha badan. Dee dadkuu Ku laayaa.

    Jidkooy xidhaan oo Keli ah ayay maalin walba dad badani u dhintaan. Mid Heart Attack or Stroke Ku dhacay oo dhakhtar loola cararayo oo Kala wareeji lagu yidhaa oo bartaas Ku go’a. Mid dhaawac soo gaadhay oo dhiig baxa kolba inta wado laga soo celinayo. Gabadh umuleysa oo wadada lagaga umuliyo. Qaarbaa dhiigbaxa oo umul raaca. Qaarbaa iyaga iyo ilmahoodiiba isku dhintaan. Dadbaa daawooyin u baahan oo dhakhtakii ama meeahii looga soo qaadi lahaa laga xayiraa oo silicaas iyo dayacaas u dhinta. Qaarbaa Hallkey qutulyoonka kala bixi jireen laga xidhaan oo gaajo u dhinta. Qaarbaa xabado la’iskaga dhuftaa.

    Tacadiyada kale ee ay galaan lama soo koobi karo. Dadbaa la sumeryaa iyo Agagixisaa ka taageeraa iyo, qaar waxaasi waa sheeko barley. Adigu adoon meelahaax qalaad jooga ayaad iska dhegeysaneysaa ood dhegta u raaricineysaa kolba kii khuruifaad sheeko kaaga dhiga.

    Are you that naive or gullible?

    Mid aad kusoo celcekiso had iyo jeer ayaan kugu raacsanajay. Miishaarbaad sheegtaaye waar makiinad ama sakiinad kolba kaad u taqaano Kurla halooga guro mid walba oo Alshabaab ah ok ka qabto. Hala kidfo oo qurub qurub haloo jarjaro. Dabadeedna hilibkooda waraabaha Hala quudiyo.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*