26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen R <blockquote class=”twitter-tweet”><p lang=”in” dir=”ltr”>Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane <a href=”https://twitter.com/MohamedHRoble?ref_src=twsrc%5Etfw”>@MohamedHRoble</a> ayaa Isbitaalka Xoogga ku booqday askarta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku soo dhaawacantay furimaha dagaalka iyagoo difaacaya dalka iyo dadka. <a href=”https://t.co/0NWTfzjEkn”>pic.twitter.com/0NWTfzjEkn</a></p>— SomaliPM (@SomaliPM) <a href=”https://twitter.com/SomaliPM/status/1379193718973071363?ref_src=twsrc%5Etfw”>April 5, 2021</a></blockquote> <script async src=”https://platform.twitter.com/widgets.js” charset=”utf-8″></script> ooble ayaa kormeeray Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir, halkaasi oo loogu adeego shacabka Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaarahu wuxuu sidoo kale kormeeray qaybta loogu talagalay la tacaalidda COVID-19, isagoo warbixin ka dhagaystay Maamulka Isbitaalka iyo Dhakhaatiirta, waxaana uu Madaxda iyo howlwadeenada Isbitaalka ku bogaadiyay u adeegidda bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*