16th April 2024  admin  Category :

Taliye ciidan ayaa ka soo goostay dhinacaa iyo maamulka Hargeeysa; sidoo kalle talliyahan ayaa hadda ka hor ka mid ahaa ciidanka Puntland intii uusan ku biiran maamulka Hargeeysa. Haddeer ayuu talliyahan dib ugu soo noqday Puntland isaga oo ay la socdaan ciidan iyo gawaari gaaraya seddex.

Waxaa jira dad badan kuwaas oo aan laheen wax qadiyad ah, balse afka saara maalin kasta meesha ay wax ka hellayaan taas oo ah arrin aan wannaagsaneen.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*