18th April 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Puntland  oo ku yara daalay magcaabistii  golaha wasiiradda oo  ay sababteedu  tahay,   isaga oo aan filayn inuuu ku guulaysanyo  hogaanka Puntland iyo Cabdiraxmaan Faroole oo kursiga kula fadhiya ayaa hadda sheegay inuu Qol isku soo xiri doono,

Qoraal ka soo baxay xafiiska agaasimaha guud ee madaxtooyada Puntland, Cabdinaasir Biixi Soofe oo lagu wargeliyey  dhammaan golayaasha dowladda, ayaa lagu sheegay in la hakiyay, ballamihii iyo qaabilaadii madaxweynaha ilaa iyo amar dambe.

Qoraalka ayaa lagu xusay inay jiraan Duruufo, laakiinse Duruufuhu waxay yihiin lama sheegin,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*