27th July 2024  admin  Category :

Taliye ku xigeeknii Ciidanka oo sheegay inuu labo maalin ka hor uu is casilay xilkii Qaran uu dalka u hayey , ayaa hadda madaxweyne Farmaajo waxa sheegay inuu shaqadii ka eryey

No photo description available.

Qoraalkii madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu maanta xil ka qaadis ku sameeyay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Maxamed Cali Bariise.

‪Xil ka qaadistan oo dhaqan galaysa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 20ka Febraayo 2020 ayaa timid keddib markii uu Madaxweynuhu garwaaqsaday baahida loo qabo in lagu sameeyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed tayeyn iyo qaabeyn joogta ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*