13th October 2026  admin  Category :

Farmaajo oo aan Villa Wardhiigley ka soo bixi karin oo ay dhinac fadhiyaan labo siyaasi oo degaankii ay ka soo jeedeen aan tegi Karin manta ayaa sheegay in Soomaaliya doorasho xor ah ka dhacayso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal oo hore ay u soo ansixiyeen Labada Gole ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliy

One thought on “Doraashada Maraykanka oo kale”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*