26th July 2024  admin  Category :

Guddoomiyihii gobolka Nugaal, Cabdisalaan Xasan Xirsi ayaa hada u geeryooday dhaawicii ka soo gaadhay qarax caawa lagula eegtay badhtamaha magaalada Garoowe

Taliska ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in laamaha amniga ay aqoonsadeen ciddii ka dambaysay Qaraxii Garoowe ka dhacay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*