16th April 2024  admin  Category :

Arday dhawaan ka qalin jibisay jaamacad ku taalla Burco ayaa siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa waxeey u shegeen in dhalinyaradaas haddii ay dalka shaqo ka waayaan ay ka tahriibaan dalka, meel kasta oo ay wax ka hellayaana ay madaxa saaraan. Shaqsigan la hadlayey dhalinyarada ayaa ku timaamay joogitaanka dalka in ay keeneeso dib u dhac iyo wax qabsi la’aan.

Hadaba, Dawladii Kacaanka marna ma dhihi jirin shacabka ay tallada u hayeen ordoo tahriiba, balse waxa ay lahaayeen hal ku dheg kaas oo ahaa ‘heebad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo’, balse SNMta ma jirto wax ay dadkooda ku soo siyaadiyeen oo aan ka aheen dhib iyo been aan dhamaad laheen, laakiin waxeey u egtahay in dhalinyaro badan ay maanta wax soo fahmayaan.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*