29th March 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay  tacsi tiiraanyo leh halkan uga dirayaan  caruurtii, eheladii, qaraabadii, reer Maakhir iyo reer Puntland ba geeridii lama filaanka ahayd ee naxdinta lahayd ee ku timid Allah ha u naxariistee  Suldaan Xasan Cali Jibriil,   oo ahaa Halyey sumcad weyn ku lahaa dadka  Reer Maakhir  dhexdooda waxaanaAllah  uga baryayanaa inuu janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaan inta tebaysana samir iyo iimaan ka siiyo – Aaamiin Aamiin.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*