26th April 2024  admin  Category :

Sanaag Nin Haysta Diinta kiristanka oo Islaamay.
Shagew oo ka soo jeeda Qawmiyadda Amxaarada ee dalka Itoobiya ee haysta diinta Kiristaanka  Kiristiaan  ayaa  Maanta qaatay  Diinta Islaamka
Magaciisa hore Waxa uu ahaa Shagew oo luuqda Somaliga macanihiisu yahay “Bedel”  Macne ahaan’ Hadase Wuxuu la baxay Yuusuf markii  uu Soo galay Dalka Somaliya.

Waxyaabaha ku dhaliyey Islaamka ayaa waxaa uu ku tilmaamay Inay tahay Dhaqanka iyo iscaawinta dadka Islaamka ah oo soo jiidatey Mudadii uu joogey Dalka Somaliya oo uu Musaafir ku ahaa sifiican loo caawinayey marwalba.
Gudoomiyaha Mu’assada All Minhaaj Puntlnd ee Gobolka Sanaag Sheikh Cawil Cali Ciise ayaa u laqimay Shahaadada kuna soo dhoweeyey Islaamnimada uu qaatay ninkan.
Jaaliyadaha Ethopia Ee Gobolka Sanaag oo ah dhamaantood Dad Islaama ayaa arrintan ka soo shaqayey Culimada Gobolkana u soo gudbisey.
Sheikh Cismaan Cali muuse iyo Sheikh Axmed Cali muuse ayaa Ka khudbado baraarujin iyo soo dhoweyna ugu Somayey Yuusuf oo ka mid noqday Dadka Islaamka ah ‘Waxayna ka faala qadeen Inuu heli doono Xuquuqda.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*