26th April 2024  admin  Category :

Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun , Ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Maxamuud Xasan Maxamuud oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Gobolka Sanaag , xalay ku geeriyoodey magaalada Badhan.

Nabadoonka ilaahay ha u naxariisto , ehelka iyo beeshiisa iyo reer Sanaag na ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin aamiin.

One thought on “Tacsi:Nabadoon Maxamuud Xasan Maxamuud

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*