![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2020/04/94460422_2775886532466500_8848727597312376832_n.jpg)
11th February 2025 admin Category :
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun , Ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Maxamuud Xasan Maxamuud oo ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee Gobolka Sanaag , xalay ku geeriyoodey magaalada Badhan.
Nabadoonka ilaahay ha u naxariisto , ehelka iyo beeshiisa iyo reer Sanaag na ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo aamiin aamiin.
Ilaahow jannatul-fardowsa gee isaga iyo wixii muslimiin ah oo dhan quluubteenana isku soo jeedi.
Aamiin