29th March 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Umadda Soomaaliyeed, nabad sugiddi hore ee Soomaaliya , maamulka Puntland, beesha Warsangeli, Qoyska reer Cali Ciid, qoyska reer Garaad Maxamuud Cali Shire, qoyska reer Sayid Maxamed Cabdulle Xasan,, eheladdii, asxaabtii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Garaad Cabdulaahi Cal Ciid oo maanta ku geeriyooday magaalada  Ankara  ee dalka Turkiga,

Marxuum  Garaad Cabdulaahi cali ciid   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii UU  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Todobaad ka hor, maalintii Khamiista, sidan oo kale waxa magaalada  Minneapolis ee dalka Maraykanka ku geeriyooday graadka walaalkiis

MAXAMUUD CALI CIID DABAGAALE

https://allsanaag.com/tacsi-maxamuud-cal-ciid-dabagaale/

ALLSANAAG.COM

One thought on “Tacsi: GARAAD CABDULAAHI CALI CIID

  1. Ahmed Jama Hamud

    Anigoo ka wakiil ah qoys kayga iyo qaraaba dayda,
    Ayaan tacsiyad tiraanyo leh u dirayaa Reer CALI CIID DABAGAALE iyo ahligooda iyo qaraabadooda.
    Ilaahay saber iyo imaan hadin ka siiyo labada geeriyood oo naxdinta leh oo qoyska ku soo korodhay. Amiin!

    Reply

Leave a Reply to Ahmed Jama Hamud Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*