27th September 2022  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Saldanadda Maakhir , bulshada Reer Maakhir,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Marxuum Xaaji Mohamed Abdi Abdale ( kulumbo ) , oo ka mid ahaa guurtida iyo waxgaradka Gobolka Sanaag iyo Umadda Soomaaliyeed oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargaysa

Marxuum  Xaaji Mohamed Abdi Abdale ( kulumbo )   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

بسم الله الرحمن الرحيم           
كُلُّ نَفْسٍ ذَآئِقَةُ الْمَوْتِ وَإِنَّمَا تُوَفَّوْنَ أُجُورَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَمَن زُحْزِحَ عَنِ النَّارِ وَأُدْخِلَ الْجَنَّةَ فَقَدْ فَازَ وَما الْحَيَاةُ الدُّنْيَا إِلاَّ مَتَاعُ الْغُرُورِ
صدق الله العظيم

1 thought on “Tacsi: Xaaji Maxamed Cabdi Kulumbo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*