26th July 2024  admin  Category :

Bulshada ku dhaqan deegaanada ku teetsan jidka u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Garoowe ayaa ka cabanaya wadada laamiga ah ee aan welli la haagaajin, waxeeyna sheegeen in bulshadaas wadda la’aanta darteed ay ka dhigtay tuulooyinkoodii kuwo noloshii oo dhan ay burburtay. Hadaba, bulshadaas ayaa baaq u diray maamulka Puntland si loo hagaajiyo dariiqaas isku xira Garoowe iyo Gaalkacayo. Si kastaba ha ahaatee, wadadaas ayaa gebi ahaanteedba istaagtay kadib markii ay dhaceen musuqmaasuq iyo wax is dabba marin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*