27th July 2024  admin  Category :

Allah ha u nxariisto Prof. Abshir Yusuf Isse

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, Bahda Waxbarashada Puntland,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Prof. Abshir Yusuf Isse oo ahaa Wasiirkii hore waxbarashada Puntland iyo Barbaariye soo saaray Jiil Soomaaliyeed oo aqoon yahano ah oo kala jooga dal iyo dibadba.

Allah ha u naxariisee Marxuumka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka ugu geeriooday xanuunka Covid19

Marxuum    Prof. Abshir Yusuf Isse  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com khaalid1970@hotmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*