29th January 2023  admin  Category :

Maxaa looga Hadlay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran?

Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulan ku yeeshey madaxda maamul goboleedyada dalka iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Kulankan ayaa looga arrinsanaayay arrimaha doorashooyinka iyo dardar gelintooda, waxaana uu imanayaa xilli dib u dhac iyo caqabado ay ku turban yihiin jadwalka doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*