16th April 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa maanta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Abdulrahman Mohamud Ali Bayr

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda Soomaaliyeed, ,  qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Gen. Abdulrahman Mohamud Ali Bayr .

Marxuum  Gen. Abdulrahman Mohamud Ali Bayr   , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

One thought on “Tacsi: Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya

  1. Faysal adan dabarani

    INA LEYLAHI WANA ILEYHI RAJUCUUN
    ——————————————————–
    MARXUUMKA GENERAL: CABDIRAXMAAN MAXAMUUD CALI BEYR ILAAHA QUFURAL RIXIIMKA IHI HOW NAXARIISTO, JANATAL FARDOWSANA HAKA WARABIYO DHAMAAN CARUURTISA, AFADIISA, EHELKIISA ,QARABIDIISA, ASXAABTISA IYO INAGABA ILAAH SAMIR IYO IIMAN HEYNAGA SIIYO, ALAHAYOOW AAMIN

    FAYSAL ADAN DABARANI
    USA

    Reply

Leave a Reply to Faysal adan dabarani Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*