29th March 2024  admin  Category :

Tacsi: Sahro Cabdulaahi Qablan

إنا لله وإنا اليه راجعون

Bahda Allsanaag, waxay y tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee  Sahro C/laahi Qablan oo maanta ku geeriyootay dalka Holland

Marxuumad Sahro C/laahi Qablan , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

((وبشر الصابرين الذين إذا أصابتهم مصيبة قالوا إنا لله وإنا إليه راجعون أولئك عليهم صلوات من ربهم ورحمة وأولئك هم المهتدون)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*