26th July 2024  admin  Category :

Dacwadda badda ee taala maxkamadda ICJ ee u dhaxeeysa Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxaa dib loo dhigay laba jeer, waxaana soo baxaya shaki aad u weeyn  oo ku aadan dib u dhiga ay Keenya dalbatay iyo waxa ay damacsantahay. Waxaa dhab ah, in Keenya aysan xiiso badan u qabin in lagu kalla baxo maxkamadda, balse ay dooneeysa in miiska hoostiisa lagu wada hadlo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*