26th July 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan   qoyskii,  eheladii,   iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Jamac Cali Qorsheel, oo caawa ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaan si gaar ah tacsi ugu diraynaa walaalahyo Ilma Jaamac Cali Qorsheel, xaaskiisii Maryan Muuse Cabdi Caruurtiisii Jaamac , Muuse iyo Axmed

Marxuum Maxamed Jaamac C. Qorsheel, waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

ALLSANAG>COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*