26th July 2024  admin  Category :

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ,  qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Maxamed Faarax Xasan, oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska

Marxuum     Maxamed Faarax Xasan  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Image result for duaa for dead person in arabic

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*