28th March 2024  admin  Category :

Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan   qoyskii,  eheladii,  Caruurtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah ha u naxariistee  Qareenkii caanka ahaa Maxamed Cabdi Maxamuud (Madoobe Cabdi Gurey}, oo ku geeriyooday magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya

Marxuum   Maxamed Cabdi Maxamuud  , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii uu  ka baxayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Allsanaag.com news@allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*